Farmaajo & wafdigiisa oo ka degay Addis ababa & Mustafe Cagjar oo soo dhoweeyey (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdigii uu hoggaaminayey ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhaweeyeen Masuuliyiin ka tirsan dowlada Itoobiya oo uu horkacayey Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) Madaxweyne Farmaajo ayaa Magaalada Adis-ababa kaga qeyb galaya Shirkii 33-aad ee Hoggaamiyayaasha Wadamada ku bahoobay … Continue reading Farmaajo & wafdigiisa oo ka degay Addis ababa & Mustafe Cagjar oo soo dhoweeyey (Daawo Sawirro)